by muktar7@gmail.com | Jul 8, 2025 | Doorashada, Warar
Dhuusamareeb, Galgaduud – Waxaa si habsami leh uga socota Xaafadda Waxarcadde ee magaalada Dhuusamareeb diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taasoo qayb ka ah qorshaha ballaaran ee doorashooyinka soo socda. Hawshan diiwaangelinta ah ayaa muwaadiniinta u suurtagelinaysa...
by muktar7@gmail.com | Jul 6, 2025 | Doorashada, Warar
Baydhabo, Luulyo 6, 2025 – Xarumaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaalada Baydhabo ayaa si buuxda oo habsami leh uga socota howlaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Dadweynaha reer Baydhabo, gaar ahaan dhalinyarada iyo haweenka, ayaa si weyn uga qeyb qaadanaya,...