{"id":987515685,"date":"2024-12-19T07:58:54","date_gmt":"2024-12-19T04:58:54","guid":{"rendered":"https:\/\/niec.so\/?p=987515685"},"modified":"2024-12-19T07:58:54","modified_gmt":"2024-12-19T04:58:54","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-iyo-soohdimaha-ayaa-kulan-isbarasho-iyo-warbixin-siin-ah-la-qaatay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-mudane","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/blog\/2024\/12\/19\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-iyo-soohdimaha-ayaa-kulan-isbarasho-iyo-warbixin-siin-ah-la-qaatay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-mudane\/","title":{"rendered":"Guddiga ayaa kulan isbarasho iyo warbixin siin ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddiga Madaxa-Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan isbarasho iyo warbixin siin ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddiga ayaa ka warbixiyay howlaha shaqo iyo waxyaabihii u qabsoomay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiye Cabdi Xaashi, ayaa ku booriyay xubnaha guddiga in ay ka madax bannaanaadaan siyaasadda iyo aragtida dhinacyada, ayna si siman ugu adeegaan dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, islamrkaana ay ka feejignaadaan in ay dhinac gaar ah la saftaan, isgoo alle uga baryay in uu haleeshiiyo tubta toosan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; design=&#8221;design-13&#8243;]<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa-Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan isbarasho iyo warbixin siin ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddiga ayaa ka warbixiyay howlaha shaqo iyo waxyaabihii u qabsoomay. Guddoomiye Cabdi Xaashi, ayaa ku booriyay xubnaha guddiga in ay ka madax bannaanaadaan siyaasadda iyo aragtida dhinacyada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":987515686,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"class_list":["post-987515685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-war"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987515685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=987515685"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987515685\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/987515686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=987515685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=987515685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=987515685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}