{"id":987515709,"date":"2024-12-25T09:39:46","date_gmt":"2024-12-25T06:39:46","guid":{"rendered":"https:\/\/niec.so\/?p=987515709"},"modified":"2024-12-25T09:39:46","modified_gmt":"2024-12-25T06:39:46","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-iyo-soohdimaha-oo-shir-wadatashi-la-yeeshay-qaar-ka-mid-ah-hoggaanka-ururrada-haweenka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/blog\/2024\/12\/25\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-iyo-soohdimaha-oo-shir-wadatashi-la-yeeshay-qaar-ka-mid-ah-hoggaanka-ururrada-haweenka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo shir wadatashi la yeeshay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha ayaa maanta kulan xog waraysi iyo wadatashi ah la yeeshay\u00a0 haweenka Soomaliyeed. Kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii haweenka Soomaliyeed uga qeyb qaadan lahaayeen ololaha wacyigelinta dadwaynaha ee doorashooyinka ayaa waxaa ka soo qayb galay aqoon yahanka, hoggaanka, dhalinyarada iyo waxgaradka haweenka Soomaliyeed qayb ka mid ah ee u qareema xuquuqda dumarka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha Guddiga Md. <span class=\"html-span xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1hl2dhg x16tdsg8 x1vvkbs\"><a class=\"x1i10hfl xjbqb8w x1ejq31n xd10rxx x1sy0etr x17r0tee x972fbf xcfux6l x1qhh985 xm0m39n x9f619 x1ypdohk xt0psk2 xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x16tdsg8 x1hl2dhg xggy1nq x1a2a7pz xkrqix3 x1sur9pj x1fey0fg x1s688f\" role=\"link\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/AbdikarimAhmed0?__cft__[0]=AZVKue-kBR5bcKMPviQSR0-foAyP38HYQ__cffjPT537PNr5O025EbYzBw1epVArYfV-mLPJF7xx6ovdmZ0lOqQtPs9B0ZBwxaAJLduzNyLEmqgEzBIzb-M6ly7PBZK59PtKlKuXgRsxFwBpQ6sYoFfjhQKvMPkcf_E1h5nwMMkWW-MrsZ_lCg_kW8r0zFxkJcg&amp;__tn__=-]K-R\"><span class=\"xt0psk2\"><span class=\"xjp7ctv\">Abdikarim Ahmed Hassan<\/span><\/span><\/a><\/span> iyo Ku xigeenka Guddoomiyaha Md Saadiq Abshir Garaad oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Guddiga ayaa warbixinno kala duwan ka dhagaystay haweenka. Waxayna bogaadiyeen sida ay haweenka uga go\u2019an tahay inay qaataan doorkooda sidii dalka looga hirgelin lahaa doorasho qof iyo cod ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddiga ayaa dhankooda ballan qaaday inuu la tashado dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada, si gaar ahna u tixgeliyo doorka haweenka.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha ayaa maanta kulan xog waraysi iyo wadatashi ah la yeeshay\u00a0 haweenka Soomaliyeed. Kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii haweenka Soomaliyeed uga qeyb qaadan lahaayeen ololaha wacyigelinta dadwaynaha ee doorashooyinka ayaa waxaa ka soo qayb galay aqoon yahanka, hoggaanka, dhalinyarada iyo waxgaradka haweenka Soomaliyeed qayb ka mid ah ee u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":987515710,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"class_list":["post-987515709","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-war"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987515709","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=987515709"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987515709\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/987515710"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=987515709"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=987515709"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=987515709"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}