{"id":987515789,"date":"2025-05-01T18:09:57","date_gmt":"2025-05-01T15:09:57","guid":{"rendered":"https:\/\/niec.so\/?p=987515789"},"modified":"2025-05-01T18:09:57","modified_gmt":"2025-05-01T15:09:57","slug":"diiwangelinta-codbixiyayaasha-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-si-habsami-leh-u-socota-iyo-tirada-dadka-soo-baxay-kordhaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/blog\/2025\/05\/01\/diiwangelinta-codbixiyayaasha-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-si-habsami-leh-u-socota-iyo-tirada-dadka-soo-baxay-kordhaya\/","title":{"rendered":"Diiwangelinta Codbixiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Si Habsami Leh U Socota Iyo Tirada Dadka Soo Baxay kordhaya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Banaadir \u2013 May 01, 2025 \u2013 Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEB) waxaa si dardar ah ku socdo is diiwaan-gelinta codbixiyayaasha ee ka socota guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir ay si habsami leh oo hufan u socoto. Waxaan aragnaa soo bixitaan la mahadiyo oo muwaadiniin xiisaynaya inay ka qaybqaataan geeddi-socodka doorashada soo socda, taasoo muujinaysa sida ay uga go&#8217;an tahay ka-qaybgalka doorshada Golaha Deegaanka.<\/p>\n<p>Howlwadeennada isdiiwaangelinta ee heeganka ah waxay si dadaal ah uga shaqaynayaan sidii ay u hubin lahaayeen in si hufan loogu adeego goobaha diiwaan-gelineed oo loo heli karo dhammaan cod-bixiyayaasha xaqa u leh inay qaataan shahaada diiwaangalinta. Guddiga wuxuu hirgaliyay habab la hagaajiyay iyadoo la geeyay qalab ku filan si loo daboolo tirade dadweynaha isu soo bandhigaya xarumaha diiwaangelinta.<\/p>\n<p><strong>Qodobbada ugu muhiimsan ee habka diiwaangelinta waxaa ka mid ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ka-qaybgalka Muwaadiniinta<\/strong>: Waxa na dhiiri-geliyay tirada badan ee dadka deegaanka ee sida firfircoon uga qayb qaadanaya hawsha diiwaangelinta, taas oo muujinaysa wacyiga sii kordhaya iyo xiisaha mas&#8217;uuliyadda madaniga ah.<\/p>\n<p><strong>Hawlgallada Hufan<\/strong>: Xarumahayaga diiwaangelintu waxay u shaqeeyaan si hufan, iyadoo ay yar tahay daahitaanno waxayna diiradda saaraan bixinta adeeg degdeg ah oo xushmad leh dhammaan is-diiwaangeliyayaasha.<\/p>\n<p><strong>Socodka Shaqo ee Wanaagsan:<\/strong> Guddiga waxuu hirgeliyay habab saadka iyo tignoolajiyada adag si loo hubiyo habsami u socodka shaqada, fududaynta diiwaangelinta saxda ah iyo wakhtiga ku habboon.<\/p>\n<p><strong>Iskaashiga Bulshada:<\/strong> Waxaan u mahadcelineynaa iskaashiga iyo taageerada bulshada deegaanka iyo mas&#8217;uuliyiinta si loo hubiyo habsami u socodka hawshan muhiimka ah.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha wuxuu u xaqiijinayaa daneeyayaasha doorashada \u00a0sida ay uga go&#8217;an tahay in uu qabto hanaan doorasho oo hufan, lagu kalsoonaan karo, oo loo dhan yahay.<\/p>\n<p>Waxaan ka codsaneynaa dhammaan muwaadiniinta xaqa u leh ee ku nool Degmooyinka Gobolka Banaadir ee aan weli isdiiwaangelin ka hor inta aan la gaarin xilliga diiwaangelinta ku eg tahay, xusuusnow muwaadin Ka qaybqaadashadaadu waxay muhiim u tahay qaabaynta mustaqbalka qarankeena.<\/p>\n<p>Waxaanu mahad balaadhan u soo jeedinaynaa dhamaan hawl-wadeenada doorashada, madaxda bulshada, iyo shacabka wada shaqaynta iyo hufnaanta leh ee nagala qayb qaatay qabsoomida diwaangalintan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Banaadir \u2013 May 01, 2025 \u2013 Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEB) waxaa si dardar ah ku socdo is diiwaan-gelinta codbixiyayaasha ee ka socota guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir ay si habsami leh oo hufan u socoto. Waxaan aragnaa soo bixitaan la mahadiyo oo muwaadiniin xiisaynaya inay ka qaybqaataan geeddi-socodka doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":987515792,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","footnotes":""},"categories":[2],"tags":[9,12,14,17],"class_list":["post-987515789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-doorashada","tag-bondheere","tag-doorashooyinka-golaha-deegaanka","tag-gobolka-banaadir","tag-yaqshiid"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987515789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=987515789"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987515789\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/987515792"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=987515789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=987515789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=987515789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}