{"id":987516773,"date":"2024-12-14T10:37:19","date_gmt":"2024-12-14T07:37:19","guid":{"rendered":"https:\/\/niec.so\/?p=987515744"},"modified":"2024-12-14T10:37:19","modified_gmt":"2024-12-14T07:37:19","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-iyo-soohdimaha-ayaa-kulan-wadatashi-la-qaatay-qaar-ka-mid-ah-culummada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/blog\/2024\/12\/14\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-iyo-soohdimaha-ayaa-kulan-wadatashi-la-qaatay-qaar-ka-mid-ah-culummada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan wadatashi la qaatay qaar ka mid ah culummada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan qiime leh la qaatay qaar ka mid ah culummada Soomaaliyeed. Kulanka oo uu shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Md Cabdikariin Axmed Xassan ayaa ujeeddadiisu waxay ahayd latashiga Culummada iyo dhageysiga talooyinkooda ku aaddan hirgelinta doorashooyinka dalka ee qof iyo cod (1P1V).<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Culummada ayaa markii ay dhageysteen Guddiga iyo qorshahooda waxqabad, waxay bogaadiyeen dadaalka Guddigu muujiyeen muddada kooban, isla mar ahaantaana waxay siiyeen talooyin qiima badan oo ay ka mid tahay inay shaqadooda u gutaan si daacadnimo iyo Alle ka cabsi ah. Ugu dambeyn, culummadu waxay ugu duceeyeen Guddiga in Ilaahay la garabgalo gudashada waajibaadkooda qaran.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan qiime leh la qaatay qaar ka mid ah culummada Soomaaliyeed. Kulanka oo uu shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Md Cabdikariin Axmed Xassan ayaa ujeeddadiisu waxay ahayd latashiga Culummada iyo dhageysiga talooyinkooda ku aaddan hirgelinta doorashooyinka dalka ee qof iyo cod (1P1V). Culummada ayaa markii ay dhageysteen Guddiga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":987515758,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"class_list":["post-987516773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-war"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987516773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=987516773"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987516773\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/987515758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=987516773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=987516773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=987516773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}