{"id":987517153,"date":"2025-06-22T13:45:21","date_gmt":"2025-06-22T13:45:21","guid":{"rendered":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/?p=987517153"},"modified":"2025-06-23T13:20:18","modified_gmt":"2025-06-23T13:20:18","slug":"wargelin-shaacinta-ururrada-siyaasadeed-ee-diiwaangashan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/blog\/2025\/06\/22\/wargelin-shaacinta-ururrada-siyaasadeed-ee-diiwaangashan\/","title":{"rendered":"Wargelin: Shaacinta Ururrada Siyaasadeed ee Diiwaangashan"},"content":{"rendered":"<p><em>Muqdisho, Juun 22, 2025<\/em> \u2014 Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska rasmiga ah ee ururrada siyaasadeed ee dalka si buuxda uga diiwaangashan, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo daahfurnaanta geeddi-socodka dimoqraadiyadda.<\/p>\n<p>Tirada guud ee ururrada diiwaangashan ayaa ah <strong>43 urur siyaasadeed<\/strong>, kuwaas oo buuxiyay shuruudaha ku xusan xeerarka dalka u yaalla, gaar ahaan xeerka xisbiyada siyaasadeed iyo habraaca diiwaangelinta. Liiska ayaa waxaa lagala socon karaa bogga rasmiga ah ee Guddiga waxaana sidoo kale lagu daabacay \u00a0baraha bulshada \u00a0GMDQS ee rasmiga ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-987517154 size-large\" src=\"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/6\/2025\/06\/Shaacinta-Ururrada-Siyaasadda-Diiwaangashan_Page_1-722x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"722\" height=\"1024\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-987517155 size-large\" src=\"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/6\/2025\/06\/Shaacinta-Ururrada-Siyaasadda-Diiwaangashan_Page_2-791x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"791\" height=\"1024\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Juun 22, 2025 \u2014 Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska rasmiga ah ee ururrada siyaasadeed ee dalka si buuxda uga diiwaangashan, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo daahfurnaanta geeddi-socodka dimoqraadiyadda. Tirada guud ee ururrada diiwaangashan ayaa ah 43 urur siyaasadeed, kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":987517159,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_et_pb_use_builder":"","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","footnotes":""},"categories":[6],"tags":[],"class_list":["post-987517153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-urur"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987517153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=987517153"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987517153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":987517158,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/987517153\/revisions\/987517158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/987517159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=987517153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=987517153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/niebc.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=987517153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}