by muktar7@gmail.com | Dec 19, 2024 | Warar
Guddiga Madaxa-Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan isbarasho iyo warbixin siin ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddiga ayaa ka warbixiyay howlaha shaqo...
by muktar7@gmail.com | Dec 14, 2024 | Warar
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan qiime leh la qaatay qaar ka mid ah culummada Soomaaliyeed. Kulanka oo uu shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Md Cabdikariin Axmed Xassan ayaa ujeeddadiisu waxay ahayd latashiga Culummada...