by muktar7@gmail.com | Dec 14, 2024 | Warar
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan qiime leh la qaatay qaar ka mid ah culummada Soomaaliyeed. Kulanka oo uu shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Md Cabdikariin Axmed Xassan ayaa ujeeddadiisu waxay ahayd latashiga Culummada...