by muktar7@gmail.com | Oct 19, 2025 | Doorashada, Ururrada Siyaasadda, Warar
Muqdisho, 19 Oktoobar 2025– Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay LIISKA KMG ah CODBIXIYAASHA DIIWAANGASHAN EE GOBOLKA BANAADIR si waafaqaan Qod. 34 aad ee Xeerka Doorashooyinka Qaranka si ay muwaadiniinta...
by muktar7@gmail.com | Jun 22, 2025 | Ururrada Siyaasadda
Muqdisho, Juun 22, 2025 — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska rasmiga ah ee ururrada siyaasadeed ee dalka si buuxda uga diiwaangashan, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo...
by muktar7@gmail.com | Apr 29, 2025 | Ururrada Siyaasadda, Warsaxaafadeed
Muqdisho, Soomaaliya – Abriil 29, 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha dalka (GMDQS) wuxuu ku wargelinayaa dhammaan daneeyayaasha doorashada in muddo kordhin loo sameeyay diiwaangelinta ururada siyaasadda. Muddo kordhintan ayaa loo...
by muktar7@gmail.com | Dec 24, 2024 | Ururrada Siyaasadda, Warar
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta kulan wadatashi iyo xog-is-weydaarsi ah kula qaatay Ururrada Siyaasadda ee diiwaangashan xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka.. Gudoomiyaha Guddiga Mudane Abdikarim Ahmed Hassan oo ay...