by muktar7@gmail.com | Jun 22, 2025 | Ururrada Siyaasadda
Muqdisho, Juun 22, 2025 — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska rasmiga ah ee ururrada siyaasadeed ee dalka si buuxda uga diiwaangashan, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo...
by muktar7@gmail.com | May 5, 2025 | Doorashada
Muqdisho, May 3, 2025 – Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya (GMDQS) aad ayuu ula dhacay in uu ka warbixiyo sida wanaagsan ee ay degmada Wadajir uga bilaabatay diiwaan gelinta codbixiyayaasha. Muuqaallada saaka ee safaf dhaadheer...
by muktar7@gmail.com | May 3, 2025 | Doorashada
Maanta oo ah sabti May 3, 2025 ayaa ku soo beegantay xilli aad muhiim u ah geedi socodka dimuquraadiyadeed ee Soomaaliya iyadoo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah uga bilaabay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho...
by muktar7@gmail.com | May 2, 2025 | Doorashada
Muqdisho, May 2, 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ayaa qaadaya tallaabooyin adag oo lagu xaqiijinayo habsami-u-socodka diiwaangelinta codbixiyayaasha ee guud ahaan gobolka Banaadir. Waxa maanta kulan isugu yeeray Guddoomiyaha...
by muktar7@gmail.com | May 1, 2025 | Doorashada
Muqdisho, Soomaaliya- Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa maanta horumar la taaban karo ka sameeyay socdaalka dimuquraadiyadda Soomaaliya isagoo si rasmi ah isaga diiwaangaliyay xarun loo qoondeeyay oo ku taalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Ka qaybgalkiisu waxa...
by muktar7@gmail.com | May 1, 2025 | Doorashada
Muqdisho, Banaadir – May 01, 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEB) waxaa si dardar ah ku socdo is diiwaan-gelinta codbixiyayaasha ee ka socota guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir ay si habsami leh oo hufan u socoto. Waxaan...
by muktar7@gmail.com | Apr 29, 2025 | Ururrada Siyaasadda, Warsaxaafadeed
Muqdisho, Soomaaliya – Abriil 29, 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha dalka (GMDQS) wuxuu ku wargelinayaa dhammaan daneeyayaasha doorashada in muddo kordhin loo sameeyay diiwaangelinta ururada siyaasadda. Muddo kordhintan ayaa loo...
by muktar7@gmail.com | Dec 26, 2024 | Warar
Muqdisho, 26 December 2024. Wafdi ballaaran oo ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha oo ka kooban Guddoomiyaha Gudigga Md. Abdikarim Ahmed Hassan, Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Md. Saadiq Abshir Garaad iyo qaar ka mid ah xubnaha...
by muktar7@gmail.com | Dec 25, 2024 | Warar
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ayaa maanta kulan xog waraysi iyo wadatashi ah la yeeshay haweenka Soomaliyeed. Kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii haweenka Soomaliyeed uga qeyb qaadan lahaayeen ololaha wacyigelinta dadwaynaha ee...
by muktar7@gmail.com | Dec 24, 2024 | Ururrada Siyaasadda, Warar
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta kulan wadatashi iyo xog-is-weydaarsi ah kula qaatay Ururrada Siyaasadda ee diiwaangashan xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka.. Gudoomiyaha Guddiga Mudane Abdikarim Ahmed Hassan oo ay...